Dhegeyso:-Qarax Maanta Lala Beegsadey Ciidanka Boliiska Degmada afgooye oo Ay Qaar Badan Ku Dhinteen

0
87

afgooyeCiidamada boliska ee degmada afgooye ayaa maanta qarax lagula beegsadey ayagoo maraya halka loo yaqaan carbiska qaraxaas oo la sheegey in uu ciidankaasi u geystey qasaare aad u badan oo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Warbixintii qaraxaasi oo uu ka hadleen warbaahinta magalada muqdishana sidan ayey u dhacdey

Deegaanka Carbiska

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Deegaanka Carbiska Mobil