Reysulwaasaare kuxigeenka xukuumada federaalka somaliya Maxamed Cumar Carte oo la hadley VOA ayaa ayaa sheegey in xukuumada federaalka ay ka caawin doonto maamulka puntland sidii ay isaga celin lahaayeen alshabab.
Maxamed Cumar oo hadaliisa sii wata ayaa sheegey in hadii loo baahdo in la geyo ciidanmada amisom gobolada puntland.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada