Madaxweyanaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud isagoo lahadlaya idaacada VOA ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka wali ka dhextaagan shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee hada gogashiisa ay taalo magaalada Jowhar ee xarunta Shabeellaha Dhexe.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Cod-Madaxweyne Xasan Sheekh Mobil