Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa digniin u direy xildhibaanada una sheegey xildhibaankii ka maqnaada kalfadhiga 8aad in uu u gudbin doono beeshiisa iyo Guddiga doorashooyinka ee soo xulaya Xildhibaanada soo socda maadaama waajibkii qaran uu gudan waayey.
Hadakadiisana waxaa ka mid ahaa
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada