Taliye ku-xigeenka Bolice-ka Puntland S/Guuto Cabdiqaadir Shire Faarax “Ereg” oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa fariin u diray Xildhibaanada ka soo jeeda Koonfurta Somalia, taasi oo la xiriirta sababta keentay in dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed Somalia ay u fuliyaan weerarada lagu beegsado dadka shacabka iyo masuuliyiinta maamulka Puntland.
Hadaladiisiina waakan ee nala dawada.
suashu waa sualgaldan
waxii dambigala oo ku cadaato waa insharcigs lamariyaa maha dad dukaankaankooda joogo labililiqeysto
iyo dad 20sano degenaa lawaxyeeleyo sanadkaan waa la isbartey
Comments are closed.