Dhegeyso:Wasiirka Wasaarada Haweenka oo Baarlamaanka Ka Codsatey In La Meel Mariyo Sharciga Ka Hortaga Xadgudubka Loo Geysto Haweenka

0
63

Wasiirka wasaarada haweenka iyo xuquul insaanka dowladda Soomaaliya Sahro Maxamed Cali Samatar oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in loo baahan yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dadajiyo ansixinta Sharciga ka hortaga xadgudubka loo geysto haweenka Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa sheegay in sharcigaas ay kasoo shaqeysay wasaarada haweenka ,ayna ku saleeyeen diinta islaamka ,islamarkaana golaha wasiirada dowladda Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ansixiyaan.

Hadaladeedana waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka wasarada Haweenka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka wasarada Haweenka Mobil