Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beesha Caalamka iyo dowladaha daneeya Arrimaha Soomaaliya ku eedeeyay in Masiirka iyo arrimaha Soomaaliya ay shaqsi shaqsi kala shiraan.
Xildhibaan dalxa ayaa hadalkiisa intaas ku daray in beesha caalamka inta badan aaney ka shaqeyn sidii lagu gaari lahaa nabad iyo horumar hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halklan hoose kaga dhegeyso mobilkada