Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la filayeyin uumaanta booqasho ku tago magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud taasoo la sheegeyin dib u dhac ku yimid.
Madexweyne ku xigeenka maamulka Ahlu Suna oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu ka baaqday Dhuusamareeb oo ay maanta u diyaar garoobeen soo dhaweyntiisa.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada