Madexweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheeri ah ku bixin doonto sidii Soomaaliya ay uga dhici laheyd doorasho waqtigii loogu talagay.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobillkada