Kooxo isbaaro dhigin jirey inta u dhexeysa degmada afgooye iyo deegaanka mareereey ayaa kol dhaweyd waxaa halkaasi kusoo weeraray ciidanka alshabab ayagoo halkaasi lagu laayey.
Gudoomiyaha deegaanka mareerey oo arintaasi ka hadlaya waakan ee nala dhegeysta.
Isbaarooley Afgooye Lagu Laayey
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Isbaarooley Afgooye Lagu Laayey Mobil