Dhegeyso:Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Sheegey In Magalada Muqdisho Xaqeeda La Lunsadey

0
61

Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dhibaato uu ku sheegay in Bulshada Muqdisho xuquuqdooda la duudsiiyay.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Afhayeenka Beelaha Hawiye

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

Afhayeenka Beelaha Hawiye Mobil