Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Siyaasiyiinta, Waxgarad, Aqoon-yahanno iyo Odayaal-dhaqameed kasoo jeeda gobolada hiiraan iyo shabelaha dhexe ayaa waxaa ay kaga soo horjeesteen Guddiga Doorashada Qaran ee Dhawaan Magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Kulankooda ka dib shir jaraa’id ay qabteen waakan ee nala daawada.