Diyaarado laga leeyahay dalka kenya ayaa maalmahan waxaa ay duqeymo aan loo meel dayan ka hayaan gobolka gedo taasoo dhalisey in ay dad badan waxyeelo kasoo gaarto, Ayadoo dhanka kalena aysan jirin xukuumad ka hadli karta xadgudubka ay ciidamada shisheeye ku hayaan muwaadiniinta somaliyeed ayagoo ku marmarsiyoonaya iney duqeynayaan fariisamooyinka alshabab.