Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Max’ed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in Adduunyadu ay heshiis ku tahay in ay Al-shabaab sii jiraan kana dagaallamaan Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in Madaxda Soomaalida ay ka xishooneyso Dowladaha Deriska ah iyo Beesha Caalamka,marka wax laga weydiiya xaaladaha Soomaaliyana ay madaxa hoos u raariciyaan.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada