Waxaa xaley degmada afgooye ka dhacay xasuuq aan loo meel dayan kaas oo ay geysteen ciidamo ku labisan dareysaka dowlada ismarkaana u abaabulan qaab beeleed si aan u ogaano arimahaas ayaan waxaa ka wareysaney Cabdi Qani Yuusuf Boolimog oo ka tirsanaa dadkii u adkeysan waayey gardarada iyo foolxumada ka taagan degmada afgooye isla markaana isaga baxay degmada.
Wareysigiisana sidan ayuu u dhacay
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada