Madaxwaynihii hore ee maamul goboleedka Puntland C.raxmaan Faroole oo u taagan Xilka Madaxwaynaha dowlada federaalka Soomaaliya oo munaasibad loogu qabtay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa sheegay inuu wax ka qaban doono, Amaanka, Tahriibka, Nidaamka 4.5 iyo Dib u heshiisiinta.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.