Maamulka Shariif Xasan ayaa iyaga oo qiil u raadinaaya xasuuqa ay geysteen ciidamada itoobiyaanka waxaa uu faafahin bixiyey mid ka mid ah maamulka shariif xasan oo lagu magacaabo Xuseen Xasan oo la hadley warbaahinta magalada muqdisho.
Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada