Mudo Ka Badan Bil waxaan Jirin wax Kulamo ah oo ay leeyihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kadib Fasxiii ay Galeen Baarlamaanka Bilowgii Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan.
Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa arintaasi ku eedeeyey gudoomiyaha baarlamaanka hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Prof Maxamed Cumar Dalxa MObil