Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji Xasan oo ka tirsan xildhibaanada dowlada federaalka oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Soomaaliya ee sanadka 2016 , gaar ahaan soo xulista xildhibaanada baarlamaanka dowladda Soomaaliya.
Xildhibaan khaliif hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Xildhibaan Khaliif Maxamed Mobil