Xildhibaan C/llaahi Xasan Rooble oo ka tirsan baarlamaanka dowlada federaalka somaliya oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay dib u dhaceyso doorashada la filayo in bisha 9 ay ka dhacdo Soomaaliya.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Xildhibaan Cabdullahi Xasan Rooble
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Xildhibaan Cabdullahi Xasan Rooble Mobil