Gudoomiyihii hore ee degmada Marka Maxamed Cus,aan Yariisow oo la hadley warbaahinta ayaa maamulka shariif xasan ku eedeeyey iney leexsadeen raashinkii loogu tala galey gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan degmada marka.
Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Maxamed Cusmaan Yariisow Mobil