Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in ay been abuur tahay wararka sheegaya in la masuq maasuqay raashiinkii gargaar ee ka yimid dowladda Turkiga.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada