Banaanbax looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya Ee ku sugan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa hadda ka socda Magaalada Buurdhuubo.
Banaanbax ayaa waxaa dhigaya Dadka ku nool Magaalada Buurdhuubo,kuwaas oo sheegay in Guryihii ay Degenaayeen Ciidamada Itoobiya ay Xoog ku dageen.
Qaar ka mid ah Odayaasha ku nool Magaalada Buurdhuubo oo la hadlay warbaahinta hadaladooda waxaa ka mid.
Bananbax-Ka-Dhacay-Buur-Dhuubo
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Bananbax Ka Dhacay Buur Dhuubo MObil