Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle Dhagey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaasha hor-yaala guddigooda.
Cumar Dhagey ayaa sheegay in Guddigooda uu yahay mdi madax banaan, isla markaana wixii hada ka dambeeya shaqadooda lagu qiimeynayo isla xisaabtan, hufnaan, ficil, fulin iyo dhex dhexaadnimo.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Gudoomiyaha Gudiga Dorashooyinka
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudoomiyaha Gudiga Dorashooyinka Mobil