Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Axmed Madoobe ayaa iska fogeeyay eedeeyn kaga timid maamulka gobolka Gedo , taasoo aheyd in raashin deeq ah oo loogu tala galay shacabka kunool gobolka Gedo lagu musuq maasuqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Maxamuud Sayid Aadan oo aruintaasi ka hadley hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada