Xeer-ilaaliyaha guud ee dowlada federaalka somaliyeed Axmed Cali Daahir oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ay tilaabo ka qaadi doonaan cidii lagu helo in ay sameynaso musuq maasuq xiliga doorashada Soomaaliya.
Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada