Ogeysiis Dhamaan Shacabka Somaliyeed ee Ku Nool Dalka Mareykanka Gaar Ahaan Washigton Dc iyo Nawaaxigeeda

0
54

Dhamaan shacabka somaliyeed ee ku nool dalka mareykanka gaar ahaan washigton dc iyo nawaaxigeeda waxaa lagu ogeysanayaa in maalinta sabtida taariikhduna tahay 3-Sep-2016 barnaamij ay wado SOMALI SIMAN halkan hoose ka aqriso wixii macluumaad ah ee aad u baahataa ee ku saabsan barnaamijkaas asaga ah.

somali siman