Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay in Al-shabaab ay Qorsheynayaa Carqaladeynta Doorashada ka dhacaysa Dalka Dabayaaqada Sanadkaan,waxaana uu ku baaqay in laga Feejignaado.
Madaxweyne Xasan ayaa Ciidamada AMISOM ugu baaqay in ay ka hortagaan Weeraro Shabaab ay ku soo qaadaan Xarumaha Dowladda iyo Goobaha lagu qaban doono Doorashooyinka Soomaaliya.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
MADAXWEYNE-XASAN-SHIIKH-MAXAMUUD-
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
MADAXWEYNE-XASAN-SHIIKH-MAXAMUUD- MOBIL