Dalka itoobiya ayaa intii ay ku mashquulsaneyd ka furfurida somalida ayaa maalmahan waxaa ka bilowdey bananbaxyo aad u waaweyn oo dhaliyey in ay meelaha qaarkood dowlada ay ka talinweydo.
Amiin Camir oo howlahaas u dhuun dulaala ayaa maanta bogiisa kusoo qaatey sawir ka turjumada arimaha dalka itoobiya.