Ra’iisul Wasaarha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya waxa uu kula dar daarmay in ay ilaaliyaan Hantida dowladda inta lagu guda jiro Doorshooyinka dalka ka dhacaya.
Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sidoo kale sheegay in Golaha Wasiirada Soomaaliya looga baahan yahay in ay si adag u shaqeeyaan mudada Doorashada lagu guda jiro.
Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya C/Casiis Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa warbaahinta u aqriyay hadalka Ra’iisul Wasaaraha hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Afhayeenka Reysulwasaaraha MObil