Taliyaha ciidanka Booliska degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose Amiin Maxamed Xuseen oo la hadlay warbaahin ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada amni degmadaasi.
Taliyaha ayaa waxa uu sheegay in dhowaan ay weerar ku soo qaadeen Dagaalyahano ka tirsan Shabaab balse ciidanka dowladda ay iska difaaceen sidoo kalena ay baacsadeen Dagaalyahanadii weerarka ku soo qaaday waa sida uu sheegay Taliyaha.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Taliyaha Ciidanka Boliska Deg Afgoye
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada
Taliyaha Ciidanka Boliska Deg Afgoye Mobil