Wararka inaga soo gaaraya deegaanka shalanbood ee gobolka shabelaha hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo ku labisan dareyska ciidanka xooga dalka somaliyeed uisla markaana u abaabulan qaab beeleedyo ay halkaasi ka geysteen dhac iyo boob lixaad leh.
Dadka shacabka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamadaasi ay jir dil u geysteen dad ka tirsan deegaanka kolkii ay falkaasi waxashnimada geysanayeen.
Dhegeyso Boob Ka Dhacay Deegaanka Shalanbood
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Dhegeyso Boob Ka Dhacay Deegaanka Shalanbood Mobil