Aqriso Sharci uu Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Kusoo Rogey Hotelada iyo Maqaayadaha Magalada Baladweyne

0
55

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar, ayaa soo saaray awaamiir ku socota Hotelada iyo Maqaayadaha ku yaalo Magaalada Baledweyne.

Amarkaan ayaa ku aadan in Hotelada iyo Maqaayadaha ku yaalo Magaalada Baledweyne aanan lagu qaban karin Shirar uusan Maamulka ka warqabin, xilli Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan dhawaan ay iclaamiyeen inay dib u bilaabayaan Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha wada dega Gobolka Hiiraan.

sharci