Buundooyinka u dhaxeysa degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab ayaa gelinkii dambe ee maanta waxaa ka dhacay is rasaasey taasoo sababtey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Iska hor imaadkani ayaa ka dhashay kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda iyo koox burcad ah ay halkaasi isku rasaaseeyeen, waxaana iska hor imaadkaas uu ahaa mid kooban.
Mid ka mid ah dadkii ku sugnaa meesha oo ka hadlaya waakan ee nala dhegeysta.
Is rasaaseyn ka dhacdey muqdisho
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Is rasaaseyn ka dhacdey muqdisho Mobil