Dhegeyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Ciidamo Loosoo Tababarey Iney Ilaaliyaan Xarunta Baarlamanka

0
65

Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Ciidamo gaar ah oo loo sameeyay Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa aad ugu mahad celiyay Taliyaha ciidamada Booliska Somaliyed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudomiyaha Baarlamaanka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Baarlamaanka Mobil