Ayadoo beryahanba dadka ku nool magalada muqdisho ay isla dhex marayeen in lacagta laga qaado dadka dalbanaya teesaro mishiibiyada lagu geli doono doorashooyinka ka dhici doona dalka bilaha inagu soo aadan.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlayo arintaas ayaa sheegay in lacagta laga qaado bulshada Soomaaliyeed ee lagu sameynaayo Teesare Minashiibiyo inaan lagu gali doonin in doorashada lagu wado in ay dalka ka dhacdo.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilklada
Gudoomiyaha gobalka Banadir Mobil