Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Sh.Dhexe ayaa Ka Digay inuu Noqdo Mid Dooran Madaxweynaha Maamulka Loo Sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Sh.Dhexe kadib markii ay suuqa soo gashay warar noocaas ah.
Odayaashaasa qaarkood oo Warbaahinta Kula Hadlay magaalada Jowhar ayaa Sheegay iney Muhiim tahay in laga dhabeeyo Hadal ay Sheegeen inuu Horay uga soo baxay Madaxweynaha Dalka kaas oo ahaa in lasoo dooranayo Madaxweynaha Labada Gobol Hogaaminaya.
Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Waxgaradka Shabelaha Dhexe Mobil