Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa habeenkii xaley waxaa ay gudaha u galeen idaacada radio shabeele halkaaso oo ka kaxeysteen labo wariye.
Gudoomiyaha Idaacadda Shabeelle Cabdimaalik Yuusuf Maxamed ayaa xaqiijiyay xariga loo geystay laba wariye oo kala ahaa Cali Axmed Cabdule Cali Soomaali iyo Maxamed Aadan Onkod.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudoomiyaha Radio Shabeele Mobil