Gudoomiyaha degmada diinsoor ee gobolka baay oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu warbixin dheer ka bixiyey dagaalo dhex marey ciidamada maamulka shariif xasan iyo kooxda alshabab dagaalkani oo geystey qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Gudoomiyaha hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudomiyaha Degmada Diinsoor Mobil