Dhegeyso:Wakiilka Urur Galbeedka Igad Maxamed Cabdi Afey oo Ka Hadley Shirka Maamul U Sameynta Shabelaha Dhexe iyo Hiiraan

0
112

Wakiilka Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa ka hadlay howlaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo sheegay in shacabka labada gobol ay wax raalli isaga yihiin ay sameysanayaan, isla markaana aysan jirin cid lagu qasbayo in shirka Jowhar tagaan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamed Afeey

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

Maxamed Afeey Mobil