Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Daba-geed oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Baled-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay Shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.
Guddoomiye Yuusuf ayaa sheegay in Shirka la doonayo in Magaalada Jowhar laga furo uu si cad uga soo horjeedo,waxaana uu ka mid ahaa Guddoomiye Yuusuf Mas’uuliyiintii markii hore doonyay in la dhiso Maamulka Labada Gobol.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
gudoomiyaha-gobolka-hiiraan-mobil