Qaar ka mid ah Waxgaradka gobolka Sh/Dhexe ayaa si adag kaga soo horjeestey qaabka ay igad dooneysey iney maamul ugu sameyso gobolada shabelaha dhexe iyo hiiraan wexeyna sheegeen in fara gelin weyn ay igad ku heyso.
Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Waxgaradka Shabelaha Dhexe Mobil