Daawo Dhaqaalo Xumida Lasoo Deriska Dalka Kenya Tan iyo Intii Qaadka Laga Mamnuucey Somaliya

0
68

Xakuumada federaalka somaliya ayaa maalmo dhaweyd ku dhawaaqdey in keenista qaadka laga joojiyo dalka somaliya kadib kolkii siyaaiyiin ka tirsan dalka kenya ay damceen in ay siyaasadeeyaan ka ganacsiga qaadka.

Telefishanka Citizen TV ayaa soo aruuriyey sida dadka Kenya u dareemayaan dhaqaale burburka ka dhashay Joojintii Soomaaliya ay ku sameysay Maan-dooriyaha Qaadka.