Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashey sababaha uu madaxaweynaha dalka jabuuti Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu uga soo qeyb geli waayey shirkii igad ee shaley ka furmey magalada muqdisho
Safiirka dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan Xasan Aadan oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in cilad ay ku timid diyaaradii siday Madaxweynaha Jumhuuriyada Jabuuti ayna soo caga dhigan waysay garoonka Aadan Cadde.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
safiirka-jabuuti-ee-somaliya-mobil