Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada federaalka oo Sheekh In Madasha Qaranka Ay Weligeed Jiri Doonto

0
48

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Soomaaliya kusoo xiray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Maxamuud ayaa warbaahinta u sheegay in shirka Madasha uusan aheyn midii ugu dambeeyay laakiin ay jiri doonaan kulamo dambe oo ay yeelan doonaan Madaxda Madasha Wadatashiga Qaran.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

xasan-sheekh-maxamuud

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

xasan-sheekh-maxamuud-mobil