Maamulka gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in Banaanbaxyada aysan ogeyn in lagu qabto Magaalada Muqdisho ka dib Kulan ay Maanta yeesheen Masuuliyiinta gobolka Banaadir.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in Gudoomiye walbo lagula Xisaabtamayo hadii degmadiisa lagu qabto Banaanbax uusan gobolka Banaadir ogeyn.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Shirka Jaraa-id Maamulka Gobolka Banadir
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
shirka-jaraa-id-maamulka-gobolka-banadir-mobil