Afhayeenka Qurbajoogta Beelaha Jambaluul Kaahiye Dhuuboow oo u waramay Wadajirradio Atlanta iyo Daafeet.com ayaa guud ahaan ugu baaqay in Jaaliyadaha beelaha Jambaluul meel kasta oo ay caalamka ka joogaan ay u diyaar garoobaan wax u qabashada ummaddooda ku nool gudaha dalka.
Halkan ka dhegayso Afhayeenka QB Jambaluul