WARARKA Daawo Sawir uu Maanta Ka Sameeyey Amiin Camir Dacwada U Dhexeysa Somaliya Iyo Kenya By admin - September 21, 2016 0 80 FacebookTwitter Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir ka turjumaana sidii shaley kenya loogu galey dacwadii ka socotey dalka holland ee ku saabsaneyn boobka ay kenya rabto iney ku qaadato bada somaliyeed. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)