Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale si adag kaga hadley dacwada ee badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in hal taako oo ka mid ah badda Soomaaliya ay qaadato dowladda Kenya.
Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada