WARARKA Aqri Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Reysulwasaaraha Kuna Socota Wasaaradaha Amniga Iyo Wasaarada Warfaafinta By admin - September 23, 2016 0 391 FacebookTwitter Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dolwadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa Wasaaradda Amniga iyo Wasaaradda Warfaafinta lagu amray in ay dhowraan Xuquuqda Musharaxiinta. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)